Madaxweyne Farmaajo & dhigiisa Ugandha oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Nairobi (Sawirro)

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa oo ku sugan magaalada Nairobiayaa shir-doceed la qaatay Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni. Waxay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal iyo amuuraha guud ee gobolka ee ay labada dal dan-wadaagta ka yihiin. Labada hogaamiye ayaa ka mid ah madax kala duwan oo lagu casuumay ka qayb-gelka Shirka … Continue reading Madaxweyne Farmaajo & dhigiisa Ugandha oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Nairobi (Sawirro)